Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Xoogga & kuwa Galmudug oo la wareegay deegaano horleh

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay howl-gallo ka sameeyeen koonfurta gobolkaasi. Howl-galladan ayaa...

Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka Feerka

Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka olombikada ee ka socda Japan waxay ku tartamaysaa feerka. Waxay galabta la ciyaari doonta gabadha u dhalatay dalka...

Maxaa ka soo baxay kulankii Rooble & madax goboleedyada dalka?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga  kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsaha...

QM oo soo dhaweysay guddiga loo xil-saaray ilaalinta qoondada haweenka

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu maanta Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay ilaalinta qoondada haweenka...

Soomaaliya iyo Mareynkanka oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...

Somalia postpones long-delayed election

Somalia has postponed elections that were due to start on Sunday after months of delays in the deeply unstable Horn of Africa country, officials...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub

Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan...

Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U...

Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo natiijo la’aan kala soo kulmay Cadale

Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa isaga soo laabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe natiijo la'aan, kadib...

Puntland oo xukun ku ridday shabakad ka kooban sagaal nin

Maxkamadda darejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo lagu helay in ay khamriga soo gelin jireen gudaha Puntland. Raggan...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika

Addis Ababa – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa subaxnimadii xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Itoobiya,...

Imaaraadka oo la sheegay in garoomada Berbera iyo Boosaaso u beddelay xarumo militari

MUQDISHO - Imaaraadka Carabta ayaa garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Boosaaso ka sameeyay xarumo militari, kuwaas oo lagu horumariyay kaabayaal ciidan, sida lagu sheegay...

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...