Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaaraha XF oo qaabilay wafdi ka socda Ireland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo...

Qoor-Qoor oo booqday deegaan lagala wareegay Al-Shabaab

Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa maanta gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi

Ra’isul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay...

Madaxweyne Sicii Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyay caasimadda...

Wasiirka difaaca XF oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa Ireland

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca...

Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo warbixin u gudbiyey Rooble

Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo...

Rooble oo faray NISA iyo Booliisku in aysan horjoogsan karin siyaasiyiinta safraya

Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee ka socday maamul goboleedyada dalka, wuxuuna ka...

Plane crash-lands in Somalia with over 40 passengers onboard

A plane carrying more than 40 passengers crash-landed into a military base in Gedo region, southern Somalia, early Wednesday, local officials confirmed. Officials said the...

Faah faahino kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelwaaq

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Wararka ayaa...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi  Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani,  ayaa ugu...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika

Addis Ababa – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa subaxnimadii xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Itoobiya,...

Imaaraadka oo la sheegay in garoomada Berbera iyo Boosaaso u beddelay xarumo militari

MUQDISHO - Imaaraadka Carabta ayaa garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Boosaaso ka sameeyay xarumo militari, kuwaas oo lagu horumariyay kaabayaal ciidan, sida lagu sheegay...

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...