Dowladda Soomaaliya oo Beenisay Diyaarad Lagu Riday Baydhabo
Muqdisho - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la xiriira in diyaarad ay leedahay dowladda ay ka degtay magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in wararkaasi...
Dowladda Federaalka oo Maamul u Magacawday Degmada Waajid
Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku shaacisay in maamul cusub loo magacaabay degmada Waajid ee gobolka...
Farmaajo oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed
Muqdisho - Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur...
Midowga Yurub oo Walaac ka Muujiyey Xaaladda ka Taagan Maamulka Koonfur Galbeed
MUQDISHO – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, ayaa shaaca ka qaadday in xafiiskeedu uu si dhow oo walaac leh ula...
Chad oo Bilaabay Inuu Qaxootiga Ka Raro Xadka Suudaan
N’Djamena, Chad – Dowladda Chad ayaa si degdeg ah u bilaawday in ay qaxootiga uga daadgureyso xadka ay la wadaagto Suudaan, xilli ay ciidamada...
Kenya Airways oo Sheegtay in Dalabka Duulimaadyada uu Sare u Kacay Sababo la Xiriira...
Nairobi – Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa Isniintii shaacisay in dalabka kuraasida duullimaadyadeeda uu si weyn u kordhay, iyadoo sabab uga dhigtay saameynta...
Dadaallada Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Meel Wanaagsan Maraya
Muqdisho –Iyadoo ay sii xoogeysanayaan xiisadaha iska soo horjeeda ee ka taagan deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka...
Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed oo Ku Baaqay Dib-u-Heshiisiin
Muqdisho – Odayaasha dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku baaqay in la sameeyo dib-u-heshiisiin ballaaran oo ka dhaqan gasha deegaannada maamulkaasi.
Odayaasha...
Koonfur Galbeed oo Amar Ka Soo Saartay Duulimaadyada Garoomadeeda
Baydhabo – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan duulimaadyada ka degaya...
Ciidanka Gorgor ee Soomaaliya oo Howlgal Ka Fuliyay Warciise, Lagu Beegsanayo Al-Shabaab
MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada degmada Warciise ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...















