Midowga Yurub oo Xoojiyay Howlgalada Xeebaha dalka Soomaaliya
BRUSSELS – Dowladaha Midowga Yurub ayaa ku heshiiay in la kordhiyo howlgalada badeed ee ka socda xeebaha Soomaaliya iyo Badda Cas, iyagoo ka digay...
Barnaamijka “Garnaqsi” ee Shabelle oo lagu falanqeeyay doorka dhalinyarada iyo doorashooyinka
Muqdisho – Barnaamijka dood-wadaagga ah ee “Garnaqsi” oo ay qabato Warbaahinta Shabelle ayaa lagu qabtay xarunta warbaahinta ee magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saaray...
Koonfur-Galbeed oo magacaawday Guddiga Doorashada kadib muran ka dhashay warqadda DFS
Baydhabo – Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa magacaabay Guddiga Doorashada, tallaabadaas oo lagu sheegay in ay jawaab degdeg ah u tahay warqad kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha...
Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay u gudbeyso doorashooyin loo dhan yahay
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wargelisay shacabka Soomaaliyeed in dalka uu galayo marxalad doorasho oo loo...
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Qatar iyo Turkiga kadib shil diyaardeed oo dhimasho sababay
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladaha iyo shucuubta dalalka Qatar iyo Turkiga, kadib shil diyaaradeed oo ka dhacay...
Diinteennu waa Saldhigga Nabadda iyo Wadajirka Umadda: Diintu Way na Midaysaa — Nama Kala...
MUQDISHO, Soomaaliya — Culima’udiinka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo saaray baaq xooggan oo ku aaddan midnimada qaranka, iyagoo caddeeyay in diinteenna suubban ay tahay...
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo Eedeyn U Jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Baydhabo – Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in hoggaankiisa...
Isbeddel Lagu Sameeyay Hoggaanka Booliska Gobolka Baay
Muqdisho – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isbeddel cusub oo lagu sameeyay hoggaanka ciidanka booliska ee Gobolka Baay, xilli gobolka uu wajahayo...
Koonfur Galbeed oo sheegtay in hubkii Masar loo adeegsanayo dagaal sokeeye
Baydhabo - Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi, ayaa si adag uga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya maamulka Koonfur...
Mareykanka oo Nigeria ka Caawinaya La Dagaallanka Boko Haram
Nigeria - Milateriga Mareykanka ayaa ku taageeraya dalka Nigeria dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, iyagoo geeyay diyaarado aan duuliye lahayn oo nooca MQ-9...














