Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed

Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas...

Golaha Wasiirrada oo xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Asluubta

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha...

Xoghayihii Guud ee Xisbiga JSP oo is casilay

Muqdisho – Xoghayihii Guud ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay horumarka Qaabdhismeedka Amniga Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo bandhigay...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira doorashooyinka

Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxtinimada maamulkaasi.   Maamulka ayaa sheegay...

Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo kulan la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka

Baydhabo – Gudiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka, kaas oo...

Ciidamada Xoog Dalka iyo AUSSOM oo howlgal waddo-furis ah ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal muhiim ah oo ciidamada...

Ciidamada Kumaandooska GorGor oo kulan la qaatay shacabka Allanley

Shabellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan saraakiisha Ururka 191aad, Guutada 19aad, Qeybta 1aad ee Kumaandooska GorGor, ayaa kulan la qaatay shacabka...

Senatar ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilo u jeediyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Bakool – Qaar ka mid ah senatarada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kasoo jeeda koonfur galbeed  ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur...

Taliyaha CXD oo kulan la qaatay Saraakiil Mareykan ah

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...