Djabuuti oo isu diyaarinaysa doorashada madaxtinimo
Djabuuti — Dalka Jabuuti ayaa isu diyaarinaya doorashada madaxtinimo ee soo socota, iyadoo la filayo in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar kale u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay odayaasha Koonfur Galbeed
Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ka...
Trump oo qorsheynaya howlgal ballaaran oo lagu beegsanayo Soomaalida ku nool dalka Mareykanka
WASHINGTON - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa soo saaray hanjabaad cusub oo ka dhan ah muhaajiriinta Soomaalida, isagoo sheegay inuu ciidamada ICE u diri...
Xildhibaan Odawaa oo shaaciyay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2026
Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka(JSP), Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa Shabelle tv u xaqiijiyay inuu u taagan yahay xilka...
Maamulka Gobolka Bakool iyo Degmada Xuddur oo si adag uga hor yimid Madaxweyne Laftagareen
Xuddur – Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xuddur ayaa si adag uga hor yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...
Madaxweyne Laftagareen oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed
Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay cutubyo...
Danjire Jabril oo kumannaan Muslimiin ah kala qaybgalay Salaadda Ciidda
Nairobi - Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta kala qaybgalay kumanaam Musliin ah dukashada Salaadii ciida oo lagu qabtay masjidka weyne ee ku yaalo...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo soo ban dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
Afmadow – Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ku teedsan waqooyiga magaalada Afmadow, halkaas oo ay ku soo...
SoDMA oo biyo dhaamin gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Baay
Bay — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa gurmad biyo dhaamin ah gaarsiisay deegaannada Daaniyaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gandarshe kula ciidday ciidamada xoogga dalka
Gandarshe, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciidday...















