Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa sheegay in...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo boqaal shacab ah la tukaday salaadda Ciidul Fitriga
Baydhabo — Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka kula tukaday salaadda Ciidul Fitriga Aqalka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Muqdisho ugu hambalyeeyay Ciidul Fitriga
Muqdisho — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciidda
Muqdisho — Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Hoggaamiyaha...
Koonfur Galbeed oo si kulul uga hadashay ciidamo la geeyay Baraawe
Muqdisho — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay ciidamo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u daad-gureysay magaalada Baraawe, oo...
Agaasimaha NISA oo hambalyo u diray shacabka iyo ciidanka munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta...
Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]
BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulankan ayaa diiradda lagu...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Iran ee kaabayaasha tamarta dalalka Khaliijka
Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee...
Soomaaliya oo New York ku soo bandhigtay dadaallada horumarinta haweenka
New York - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar Ibraahim iyo ku xigeenka safiirka Dowladda Sweden u...









![Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/03/654262526_1519712886386424_7795626822133746026_n-218x150.jpg)





