Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo taageeray Koonfur Galbeed, baaqna u diray maamulada kale

Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu la safan yahay maamulka Koonfur Galbeed, kadib khilaafka sii xoogeysanaya ee kala dhexeeya Dowladda Federaalka...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay ciidamo loo diray Baraawe

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u daabushay magaalada Baraawe.   Xoghayaha golaha, Maxamed Aadan Koofi, oo...

Midowga Afrika oo ammaanay dadaallada nabadeed ee Guinea, Liberia iyo Sierra Leone

Conakry, Guinea – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Yuusuf Cali, ayaa si weyn u ammaanay go’aanka ay gaareen dalalka Guinea, Liberia iyo Sierra Leone...

Masar oo wajahaysa koror weyn oo ku yimid kharashaadka tamarta sababo la xiriira xiisadda...

Qaahira, Masar – Hindise sharciyeedka soo dejinta tamarta ee Masar ayaa in ka badan laba jibaarmay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Mareykanka iyo...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus u dirtay Iiraan

Riyadh, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Faisal bin Farhan Al Saud, ayaa uga digay Iiraan in dulqaadka Boqortooyada iyo dalalka Khaliijka...

Iran oo Weerar gantaal ah ku qaaday Qatar

Doha, Qatar – Shirkadda tamarta ee dowladda Qatar, QatarEnergy, ayaa sheegtay in “khasaaro baaxad leh” uu ka dhashay weerar gantaal oo lagu qaaday magaalada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tegay Gandarshe, dhiirrigeliyay ciidanka

Gandarshe, Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Calmiskaad, Puntland

BOOSAASO - Militariga Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacish ee ka howlgasha buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, iyagoo kaashanaya...

Garsoore Joojiyay Go’aankii Trump ee lagu soo tarxiilayo Soomaali badan oo ku nool Mareykanka

WASHINGTON - Garsoore heer federaal ah ayaa soo saaray amar degdeg ah oo lagu joojinayo go’aankii maamulka Trump uu ku doonayay in lagu kansalo...

Agaasimaha NISA oo Afur wadajir la qaatay Ciidamada Qaranka

Muqdisho - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...