Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dagaal Xooggan oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baydhabo

Baydhabo – Wararka laga helayo duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu u dhexeeyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Natiijada Doorashada Koonfur Galbeed

Baydhabo – Guddiga Doorashooyinka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo.   Doorashadan oo ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub...

Xiisad Cusub oo Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Tigray – Madaxweynaha maamulka Tigray iyo guddoomiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka, isagoo sheegay in mudnaanta ugu weyn...

Shirkii Mucaaradka iyo Dowladda oo markale Natiijo La’aanloogu kala tagay

Muqdisho – Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud garwadeena ay ka ahaayeen wakiilada beesha caalamka ee ku sugan xeen daabka Xalane ...

Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya

Nairobi – Madaxweyne William Ruto ayaa sharraxay sababta uu u xiran yahay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya 15 sano kaddib markii la xiray, inkastoo uu...

Nigeria oo Codsatay Ku Biirista Hay’adda Tamarta Caalamiga ah

Nigeria -Nigeria, oo ah dalka ugu badan ee soo saara saliidda Afrika, ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto Hay'adda Tamarta Caalamiga...

Midowga Afrika, Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Faransiiska oo kawada hadlay cooladaha ka tagan...

Addis Ababa – Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa   kulan wadatashi...

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maalintii Labaad Wadahadallo la Yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Madax ka tirsan mucaaradka Soomaaliya, dowladda federaalka, iyo wakiillada beesha caalamka ayaa maanta markale kulan siyaasadeed ku yeelanaya xerada Xalane ee magaalada...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay safiirka Sweden

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Hans...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare oo sheegay in loo hanjabay

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee dalka ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale oo garsoorka ka tirsan loo...

Guddiga Aqalka Sare oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda

MUQDISHO - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...