Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirrada Cadaaladda iyo Ganacsiga oo ka Wada Hadlay Dhismaha Maxkamado Ganacsi

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda...

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Fadhiin doona Azerbaijan oo Gudbiyey Waraaqaha Aqoonsiga

Baku — Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul...

Qaramada Midoobay oo sheegtay Saddex-meelood meel Soomaalida aya wajahaya gaajo bisha Maarso

Muqdisho — Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in ku dhowaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya,...

Madaxweynaha Israa’iil oo sugan Addis Ababa kana hadlay Arrimaha marin badeedka Itoobiya

Addis Ababa — Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay “dal miisaan weyn ku leh qaaradda Afrika” isla markaana muddo tobannaan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kulan Afur ah la Qaatay Shaqaalaha Xafiiskiisa

Muqdisho — Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan afur ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isagoo...

Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Galmudug oo kulan ku yeeshay Muqdisho

 Muqdisho — Maanta waxaa kulan gaar ah yeeshay xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda dowlad-goboleedka Galmudug, iyaga oo ka wada hadlay xaaladaha abaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo dalkiisa ku soo dhaweeyay Madaxweynah Israa’iil.

Addis Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Abiy Ahmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qaabilay Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog, iyagoo yeeshay kulan rasmi ah oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo booqday Hay’adda SoDMA, Baaq Degdeg ahna u Diray Beesha...

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta...

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeyb galay Daah-Furka Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qardho

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda daah-furka dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta magaalada...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...