Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Nabadda ilaalinta ee Qaramada Midoobay Oo Gaadhay magaalada Uvira

UVIRA,CONGO - Koox ka tirsan ciidamada nabadda ee United Nations ayaa Talaadadii gaadhay magaalada Uvira ee gobolka bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC),...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Oo Ka Qeyb Galay Afur Ay Qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi...

Pretoria - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay afur ay soo qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi...

NISA Oo Dishay In Ka Badan 23 Xubnood oo ka Tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan laga fuliyay gobollada Hiiraan...

Soomaaliya Oo Dowladda Kuweyt Hambalyo U Dirtay Munaasabadda Maalinta Qaranka

Muqdisho  – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Kuweyt munaasabadda Maalinta Qaranka ee dalkaas.   Soomaaliya waxay...

Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Dhameystiray Cutubyadii Harsanaa

Muqdisho – Guddiyada loo xilsaaray dib-u-eegista Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay cutubyadii harsanaa ee Dastuurka, kaddib kulan saacado badan...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Qaabilay Marwo Sophie

Muqdisho – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie, Duchess of Edinburgh, oo ah xubin sare...

Urur-Goboleedka IGAD Oo Ku Baaqay In La Sii Xoojiyo Wadahadalka Soomaaliyeed

DJABUUTI - Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay dhinacyada inay sii wadaan...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socday UNICEF

Kismaayo - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta caafimaadka Baxnaano ee Ceeljaale ku...

Soomaaliya oo Mareykanka u soo bandhigtay cusboonaysiinta heshiis saldigyo iyo dekado ku saabsan

MUQDISHO - Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u cusboonaysiiso heshiis u oggolaanaya Mareykanka inuu isticmaalo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ujeeddooyin...

UK oo ku baaqday tanaasul kadib shirkii doorashadda oo natiijo la’aan ku dhammaaday

MUQDISHO - Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirkii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya,...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...