Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Mustaqbalka oo gogol ugu Baaqay Dowlada

Muqdisho - Golaha Mustaqbalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirka uga socda magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in ay fidinayaan “Gogol Soomaaliyeed” oo loogu baaqayo...

Musharrax Rooble oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka iyo Muddo-Xileedka Dowladda

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax madaxweyne, Mohamed Hussein Roble, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo muddada xil-heynta dowladda,...

Xildhibaan Cabdiraxmaan oo Ka Hadlay Shirweynaha Difaaca Dastuurka

MUQDISHO — Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad awood leh oo leh isla xisaabtan iyo masuuliyad, balse...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Xusay 60 Sano oo Xiriir Diblomaasiyadeed ah

ANKARA — Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 60 sano guuradii ka...

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Galmudug si loo Xoojiyo Gurmadka Abaaraha

GALMUDUG — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, si uu u kormeero xaaladda abaarta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay Iftar Diblomaasiyadeed Soomaaliya oo Koraysa

MUQDISHO — Iyadoo halku-dhiggu ahaa “Soomaaliya oo Koraysa,” Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Iftar si heer sare...

Madaxweynaha Jubaland oo Guddoomiyay Shir Golaha Wasiirrada

KISMAYO — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Ahmed Mohamed Islam (Axmed Madoobe), ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee maamulka, kaas oo lagu gorfeeyay...

Turkigu Xaqiijiyey Inuu Sii Wadi Doono Taageeradiisa Soomaaliya

ANKARA, TURKI — Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay garab taagan tahay Soomaaliya, islamarkaana beenisay warar sheegaya in nidaamyada difaaca...

Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Kulankii la Yeeshay Hay’adda NIS Foundation

Muqdisho — Cabdulqaadir Cilmi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda...

Baarlamaanka Federaalka oo Soo Gabagabeynaya Doodda Cutubyada Ugu Dambeeya ee Dastuurka

Muqdisho — Baarlamaanka Federaalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kulankoodii 23aad ee wadajirka ahaa, iyagoo sii ambaqaadaya doodda dib-u-eegista...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...