Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SODMA Oo Muqdisho Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Safiirka Dowladda Masar

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Dowladda Masar...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyay Fariisimadii AL-Shabaab Ee Deegaanka Alanley

Shabeellada Dhexe — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay fuliyay howlgal qorsheysan oo ay ku burburiyeen fariisimadii kooxda AL-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Alanley ee...

Ururka 161-aad Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Keyd Miinooyin Ah Oo Khawaariijtu Ku Lahaayeen...

Shabeellada Dhexe— Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ka dhacay duleedka deegaanka Jabad...

Guddoomiyaha SoDMA Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Ee Ka Jawaabista Abaaraha

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran oo...

Mareykanka oo ka laabtay joojinta gargaarka bini’aadanimo ee Soomaaliya

MUQDISHO - Mareykanka ayaa bogaadiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay si cad u qiratay mas’uuliyadda saameynta ay tallaabooyinkeeda ku yeelatay howlaha Barnaamijka Cuntada...

Muqdisho Waxaa Furmay Kullankii Ugu Horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada Dowladda iyo...

Muqdisho – waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kullankii ugu horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada u dhaxeeya Dowladda iyo Golaha...

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug

Galgaduud – Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna magacaabo Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee...

Xoghayaha Fulinta ee IGAD Oo Qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti

Jabuuti – Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Workneh Gebeyehu, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Salaad Cali...

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Loo Qeybiyey Soo-jeedimaha Wax-ka-beddelka Dastuurka

Muqdisho – Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa...

Madaxweynaha cusub ee Guinea Mamady Doumbouya oo magacaabay Ra’iisul Wasaare

CONAKRY – Madaxweynaha cusub ee Guinea, Mamady Doumbouya, ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare cusub, wax ka yar laba toddobaad kadib markii la dhaariyay.   Amadou Oury Bah,...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...

Somalia disaster agency urges diaspora support ahead of expected El Niño floods

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) said Sunday it was stepping up preparations for flooding expected to result from El Niño...

Former Somali prime minister accuses government of worsening economic and social conditions

MOGADISHU, Somalia — Former Somali prime minister Hassan Ali Khaire has sharply criticised the country’s economic and social conditions, accusing the government of presiding...