Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mas’uuliyiinta uu horkacayo Wasirka Gaashaandhigga oo Booqday Deegaannada Sabiid iyo Caanoole

Shabeellaha Hoose, Soomaaliya — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo ay ka qeybgaleen...

Barnaamijka Garnaqsi ee Shabelle oo Lagu Martiqaaday Xildhibaan Daahir Jeesow

Muqdisho — Warbaahinta Shabelle ayaa qabatay barnaamijkeeda doodaha siyaasadeed ee “Garnaqsi”, oo ah barnaamij diiradda lagu saaro arrimaha xasaasiga ah ee siyaasadda dalka, laguna...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleeefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku wada kulamo siyaasadeed

MUQDISHO — Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo ay kaga hadlayaan xaaladda guud ee dalka, iyadoo madaxda goluhu la yeesheen ururrada...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga iyo Difaaca

Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu,...

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada...

MUQDISHO - Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo Kulan Ku Yeeshay Addis Ababa

Addis Ababa, Itoobiya — Guddoomiyaha Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Markabka Cağri Bey oo Shidaal Qodis ka Bilaabaya Xeebaha Soomaaliya

Ankara, Turkiga — Dalka Turkiga ayaa laga soo sagootiyey markabka Cağri Bey, kaas oo ku soo wajahan Soomaaliya si uu howlgal shidaal qodis ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Qayb Galay Shir Ku Saabsan Mustaqbalka Qaramada Midoobay

Addis Ababa, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...