Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo sheegtay inay fashilisay weerar argagixiso oo laga qorsheeyey Nairobi

NAIROBI, Kenya - Hay’adaha ammaanka ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in ay fashiliyeen qorshe weerar argagixiso oo weyn oo lagu qiyaasay in laga fuliyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo...

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Mohamed Mahmoud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM,...

Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka wadatashiga...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay Amniga, Abaaraha iyo Badqabka Duulista

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar...

Golaha Mustaqbalka oo gaaray Villa Somalia

Mogadishu – Golaha Mustaqbalka, oo ah madal siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada sida Puntland...

Guddoomiyaha SoDMA oo Soo Xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda, kaas oo lagu...

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo Qaabilay Agaasimaha Cusub ee WFP

MUQDISHO — Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee World...

Dowladda Turkiga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Harmacad

MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Safiirka Qatar

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Dr....

Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo soo gaba-gabeeyey ka doodista Cutubyada 7-aad...

MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa sii amba qaaday ka doodista qodobada labada...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...