Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo saakay xubno ka tirsanaa Al-shabaab ku toogatay Muqdisho.

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun qisaas ah oo horay ugu riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida laba ruux oo lagu eedeeyay...

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Deegaanka ee Macawiisleyda oo Dilay 4 Xubnood oo ka Tirsanaa...

Hiiraan, Soomaaliya — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa xalay fiidkii howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ku dilay afar (4)...

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Dooday Cutubka Lixaad ee Dastuurka KMG ah

Muqdisho — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo shirka uu shir-guddoominayay...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka Dhacay ee Jubada Hoose

Jubada Hoose, Soomaaliya — Agaasimaha Maxamed Axmed Sabriye Basaam ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubaland ayaa hogaamiyay howlgal gaar ah oo ka dhacay Howdka...

## Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Hambalyo U Diray Ciidanka Cirka Soomaaliyeed **Muqdisho** —...

Muqdisho — Wasiirka Axmed Macallin Fiqi ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Ciidanka Cirka Soomaaliyeed munaasabadda xuska 66-aad ee aas-aaskooda, oo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Daahfuray Shirweynaha Kaabeyaasha Dijitaalka ee Muqdisho

Muqdisho — Ra’iisul Waaaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray shirweynaha Kaabeyaasha Dhijitaalka, oo markii ugu horeysay lagu...

Hoggaamiyeyaasha Afrika oo ku Shiray Addis Ababa Kulanka 39-aad ee Golaha Midowga Afrika

Addis Ababa - Madaxda dowladaha iyo xukuumadaha Afrika ayaa Sabtidii ku kulmay magaalada Addis Ababa si ay uga qeyb galaan Kalfadhiga 39-aad ee Caadiga...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Amniga Qaranka Algeria

Algiers — Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Algeria, ayaa kulan muhiim...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Kulan Wada-tashi ah la Qaatay Jaaliyadda Cape Town

Cape Town — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi iyo wada-tashi ah la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Addis Ababa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika, isaga oo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...