Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilka Hay’adda UNFPA

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa  kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Wasiirka Caddaaladda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Qamarada Midoobey ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo wafdi Turkiga ah ku qaabilay Muqdisho

Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska Bariga...

Nairobi -Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska ee Bariga Afrika, Col....

Qaramada Midoobay oo Digniin Culus ka Bixisay Burburka Heshiiska Nabadda Koonfurta Suudaan

Juba – Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) iyo Guddiga Wadajirka ah ee Dib-u-eegista iyo Kormeerka (RJMEC) ayaa soo saaray digniin degdeg ah,...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Madaxweynaha Pakistan

Islamabad – Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xoosh, oo ay wehlinayeen Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Nairobi – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo isugu jiray Safiirrada Qaramada Midoobay, Midowga...

Ciidamada Danab iyo Kuwa Jubbaland oo Howlgallo Ballaaran ku Dilay 28 Xubnood oo ka...

Kismaayo – Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa sii wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ka...

Golaha Wadatashiga Qaran oo Ka Shiray Midnimada Dalka, Abaaraha iyo Doorashooyinka Dalka

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag ah ku...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Aqbalay Gogosha Wada-hadal ee Dowladda

MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u aqbalay gogosha wada-hadal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ku soo bandhigtay magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeed ay soo...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...