NISA oo 13 Al-Shabaab ah ku dishay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa shalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka Shabeellaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadashay Amniga Garoonka Aadan Cadde iyo Gogosha Wadahadallada
MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si loo xaqiijiyo arrintaasna ay hore...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Canbaareeyay Xannibaadda Duulimaadyada Ilaalada Jubaland iyo Puntland
MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u canbaareeyay tallaabada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya hawada kaga xannibtay duulimaadyadii siday wufuudda iyo ilaalada madaxda...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Ka Hadlay Diyaaradaha Hawada Laga Celiyay ee Siday Ciidamada Ilaalada Puntland...
MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u naqdiyey hab-dhaqanka hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada Puntland iyo Jubaland, Siciid Cabdullaahi Deni...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Joojiyay Fadhiyadii Baarlamaanka Kadib Qalalaase Ka Dhacay Kulan Wadajir ah
MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la...
Puntland oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Tallaabada Dowladda Federaalka ee Lagu Hor-istaagay Diyaarado Siday Ilaalada...
GAROWE - Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saartay tallaabadii ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo lagu hor-istaagay diyaarado siday saraakiil...
Jubaland oo Ka Hor Timid Go’aanka Dowladda Federaalka ee Ka Hor-tagay Diyaaradaha Siday Ilaalada...
KISMAAYO - Maamulka Jubaland ayaa si adag uga xuntahay go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka celiyay diyaaraddii waday wafdiga hordhaca ah iyo ilaalada gaarka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hawada Ka Celisay Diyaarado Siday Ilaalada Madaxda Puntland iyo Jubaland
MUQDISHO - Sida shabeelle ay xaqiijiyeen ilo muhiim ah oo ka tirsan Villa Somalia, diyaaradihii siday askar ilaalo u ah madaxda Puntland iyo Jubaland...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shirka Hindiya iyo Carabta
New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cali, ayaa ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya iyo Carabta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliye Deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan
HIIRAAN - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Jimcihii fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Aboorey, gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno...















