Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada AUSSOM oo Biyo Dhaamin Jowhar ugu Sameeyey Dadka Barakacay

Jowhar - Ciidamada Qaybta 5-aad ee AUSSOM ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Jowhar ayaa biyo nadiif ah u qaybiyay in ka badan 200 oo...

Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo Beenisay Warar Been Abuur ah oo Lagu Faafiyay Baraha...

QAHIRA - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ayaa si rasmi ah been abuur ugu tilmaantay warar lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo...

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Nairobi kaga Qeybgalay Daah-furka Daraasadda PROGRESS 2025

Nairobi - Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Ashkir, ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgalay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Kuna Saabsan Gogosha Wadahadallada Qaran

MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo ka mid ah guddiga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,...

Turkiga oo Muqdisho keenay saddex diyaaradood oo dagaal F-16 ah

Muqdisho  – Dowladda Turkiga ayaa Arbacadii keentay saddex diyaaradood oo dagaal nooca F-16 ah magaalada Muqdisho, xilli Ankara ay ballaarinayso maalgashigeeda dhinacyada tamarta, difaaca...

Mareykanka oo Adkeeyey amniga xadka soomaliya iyo kenya

KENYA - Garoonka diyaaradaha ee Manda Bay, oo ku dhow magaalada dalxiiska ah ee Lamu isla markaana ay maamusho Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa lagu...

Taliyaha Ururka 143-aad ee Ciidanka Dhulka oo soo dhaweeyay Saraakiil kormeer ku tagay Awdheegle

Awdheegle – Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October, Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhamme Cali Mahdi Cabdi Beerdiide, ayaa degmada Awdheegle ku...

Ra’iisul Wasaare Itoobiya oo Jigjiga ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Jabuuti

Jigjiga – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee Jigjiga, Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha...

Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya iyo Turkiga oo soo gebagabeeyay Tababarka Baarista Maaliyadda

Ankara – Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si rasmi ah magaalada Ankara ugu soo gebagabeeyay barnaamij tababar...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...