WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo wadahadal la yeeshay dhiggiisa dalka Gabon

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal kula...

R/W Xamza oo furay shirka maalgashiga dhaqaalaha buluugga ah ee Somalia

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo lagu...

Madaxweynaha HirShabelle oo kormeeray deegaano uu ku fatahay wabiga Shabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray degmada Mahadaay ayaa  kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo...

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Puntland

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya ayaa si wadajir warsaxaafadeed uga soo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan maamulka Puntland.   Qoraalka ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhigga 4-aad ee Baarlamaanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda...

Cumar Filish oo la kulmay guddoomiyeyaasha dhalinyarada degmooyinka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo hortegay bulshada magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban qaabiyey...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo digniin culus soo saartay – Maxaa dhacaya?

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo soo saartay digniin ayaa sheegtay in tobanka casho ee soo socota ee 07da –...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada HirShabelle?

JOWHAR (SMN) - Shirka Gollaha Wasiirrada waxaa shir-guddoomiyay ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) waxana diirrada lagu saaray arrimo...

Fahad oo fariin ku aadan qabuuraha Iskuul Buluusiya u diray Md Xasan Sheekh.

𝐒𝐔’𝐀𝐀𝐋 𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐍𝐈𝐌𝐎 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐈𝐃 𝐈𝐒𝐋𝐀𝐀𝐌𝐍𝐈𝐌𝐎   Qoraalkan kuma socdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu la hadlayaa Xasan Sheekhii muwaadinka wanaagsan ahaa ee aan...