WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay sare u kaca ku yimid qiimaha shidaalka

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Macdanta iyo badroolka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay sara u kaca qiimaha shidaalka. Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda ayaa u qornaa...

Farmaajo oo si adag uga hadlay weerarka lagu qaaday xarumaha Shirkada Hormuud

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo saaray ayaa hadlay khilaafka soo kala dhex-galay Hay'adda...

Guddiga doorashooyinka oo fasaxay doorashada kuraas horey loo hakiyey

MUQDISHO (SMN) -Afhayeenka guddiga doorashooyinka Axmed Safiino ayaa shaaca ka qaaday in la fasaxay doorashada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taalla Beledweyne,...

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka maamulka Puntland oo la magacaabay

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye...

Villa Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Marxuum Ismaaciil Maxamuud

MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey...

Dowladda Soomaaliya oo markab sida gargaar kala wareegtay Ruushka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho...

Wasiir Biixi oo kulan la yeeshay wasiirada maaliyadda ee maamullada dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad-goboleedyada dalka ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Khadka Taleefoonka.   Shirkaan...

WARAR KALE

Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration

ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...