Fahfaahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Dalka Kenya
NAROK, Kenya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Kenya maalintii shalay, isagoo magaalada Narok ee...
Dagaal Xooggan Oo Ka Dhacay Duleedka magaalada Baydhabo
BAYDHABO - Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal culus...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah ku yeesheen magaalada Narok
Narok — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho shaqo oo aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya, ayaa kulan...
Wakiilka Cusub Ee UNFPA Soomaaliya Oo Booqasho Ku Yimid Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Isboortiga
MUQDISHO - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (XFS), oo sii xoojinaysa wada-shaqeynta dhow ee ay la leedahay hay’adaha caalamiga ah, ayaa maanta...
Hoggaamiye Aadan Madoobe Oo Muqdisho Kula Kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Midowga Afrika U Qaabilsan Soomaaliya
MUQDISHO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka...
Wasiirka Beeraha Oo Qaabilay Madaxa Cusub Ee Nidaamyada Cuntada Ee WFP Soomaaliya
MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saartay Dagaalka Beeleed Ee Ka Socda...
MUQDISHO - Ku-simaha Madaxweynaha JFS, ahna Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa baaq nabadeed...
Israa’iil oo qorsheynaysa inay gujisyada casriga ah geyso Somaliland, saldhig militari-na ka sameysato Berbera
TEL AVIV - Ciidanka Badda Israa’iil ayaa la filayaa inay geeyaan gujisyadooda casriga ah ee nooca Dolphin-class, kuwaas oo uu u sameeyay dalka Jarmalka,...
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO – Roobab mahiigaan ah oo saacado badan socday ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo saameyn ku yeeshay isu socodka...
Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Ka Qaybgalay Casho-Sharaf Ay Ku Maamuuseen Dowlada
MUQDISHO – Madaxda ugu sarreysa qaranka oo ay ugu horreeyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...















