Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyihii Hore Ee Golaha Shacabka Oo Xilka Ku Wareejiyey Siihayaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka

MUQDISHO – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Arrimaha...

DHUUSAMAREEB – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ku qaabiley Xafiiska Xoghaya Guud ee Golaha iskaashiga Mihnadlayaasha caafimaadka Qaranka, Kulanka...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta...

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

JALALAQSI – Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen laba beelood...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...