Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka oo Dib u Bilaabay Duqeymihii Cirka ee Ka Dhanka ahaa Al-Shabaab ee Soomaaliya

Muqdisho – Ciidamada Mareykanka ayaa dib u bilaabay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee ka dagaallanta gudaha Soomaaliya, sida ay...

Guddoonka Labada Aqal oo Ka Shiray Diyaar-garowga Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Koox Farsamo oo Lagu Xoojinayo Kaabayaasha Xargaha Badda Hoosteeda...

NAIROBI – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha...

SoDMA oo Nairobi ku Qabatay Shir Looga Hadlayay U Diyaargarowga Fatahaadaha Xilliga Deyrta

NAIROBI - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Danjiraha dalkeenna u fadhiya dalka Kenya, Mudane...

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Heshiiska Is-fahamka ee Mareykanka iyo Iiraan ay wada gaareen

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay Heshiiska Is-fahamka ee ay wada gaareen Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...

Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo Muqdisho uga shiraya xoojinta isku-duwidda amniga

MUQDISHO – Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka Wadatashiga Amniga ee labada heer ee dowladda Federaalka...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Kulanka Guddiga Fulinta Ee Ururka INPDPA

ISTANBUL, Turkiga – Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha ee Soomaaliya, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga...

Wasaaradda Qoyska Iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareysay Fal Ka Dhan Ah Gabar Soomaaliyeed

MUQDISHO – Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal ay ku tilmaantay mid arxan darro...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...