Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran
ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed...
IGAD oo cambaareysay Safaaradda Somaliland ee Qudus, kuna baaqday in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya
JABUUTI, Juun 18 – Xoghaynta Urur-goboleedka IGAD ayaa mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed...
Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in saldhig militari oo Israa’iil leedahay aan la diidi karin
QUDUS – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka saldhig militari oo Israa’iil leedahay laga...
Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal
Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...
Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay
Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...
Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda
BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...
Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland
KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...
Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...
MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...
Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 28-aad ee Ururka Wadamada Badweynta Hindiya
NEW DELHI, HINDIYA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida...















