Baarlamaanka Soomaaliya oo Liibiya Kala Hadlay Xaaladda Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Ku Xiran Xabsiyada Dalkaas
BENGHAZI, LIIBIYA – Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Daahfurtay Kulan Lagu Xoojinayo Dadaallada Nabad-dhisidda Dalka
MUQDISHO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa si rasmi ah u furay...
Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland
MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...
Somaliland oo heshiis amni la gashay Israel
QUDUS - Somaliland iyo Israa'iil ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi ah, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Safaaradda Somaliland ka furayay Magaalada Quddus
JEDDAH - Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si adag u cambaareeyay furitaanka waxa uu ku tilmaamay “Safaaradda Somaliland” ee laga furay magaalada Qudus ee...
Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda
MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...
Kenya oo Tababar Ciidan ka wada maamulka Jubaland
KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...
AUSSOM oo Shir Amni ku Qabatay Beledweyne, Ciidamo Cusub oo Ghanaan Ahna La Soo...
BELEDWEYNE – Hoggaanka Qaybta 4-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa magaalada Beledweyne ku qabtay shir lagu qiimeynayay xaaladda...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar u qaabilsan...















