Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane, Xasan Maxamed Cali Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Waxbarashada,...

Muxuu Mareykanka ka yiri xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya?

WASHINGTON (SMN) - Af-hayeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Matthew Miller ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay ka walaacsantahay xiisadda ka jirta gobolka Geeska...

Maxay yihiin ciidamada laga mamnuucay inay galaan Garoonka Stadium Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa Garoonka Stadium Muqdisho ka mamnuucday in ciidamo hubeysan ay gudaha u galaan inta uu ka...

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Soomaaliyeed...

Masar oo garab istaag buuxa u muujisay dowladda Soomaaliya

QAAHIRA (SMN) - Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegtay in loo baahan yahay in si...

Shaki xoogleh oo ka dhashay saldhigga ay Itoobiya ka dhisaneyso Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka falceliyay heshiiska muranka dhaliyay ee Somaliland iyo Itoobiya, kaas...

Dibad-baxayaal ka careysan xadgudubka Itoobiya oo isugu soo baxay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Boqolaal dadweyne ah oo ka careysan xad-gudbka dowladda Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya ayaa  isugu soo baxay magaalada Muqdisho.   Dadkan oo isaga kala...

Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa  garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.   Qoraal ah ka soo baxay Midowga...

Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay nin dil qorsheysan ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay gudaha degmada Hodan ee...

Golaha Wadatashiga oo shir deg-deg ah yeeshay kadib heshiiskii Addis Ababa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...