Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha JFS oo la kulmay khubaro milatari oo ka socday Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Mahadaay + Sawirro

MAHADAAY (SMN) - Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ee dowladda Soomaaliya ayaa 30 gaadiidka nuuca xamuulka qaada ah oo sida shixnad gargaar...

Sawirro: Soomaaliya iyo Itoobiya oo cusbooneysiiyay heshiiska difaaca

ADDIS ABABA (SMN) -Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo...

Madaxweyne Xasan oo waraaqadaha ka gudoomay safiirka cusub ee Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya mudane Pier Mario...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo safiirka Sweden ee Somalia?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador...

Golaha wakiilada Puntland oo sameystay muddo kororsi hal sano ah + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo...

Golalaha wasiirada oo soo dhaweeyay qaadista cunaqabateynta hubka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay lataliyaha sare ee arrimaha Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee...

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Addis Ababa + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa XALAYbooqasho rasmi ah ku tegay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay go’aanka uu qaatay Deni

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...