Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan ku yaalla Mudug + Sawirro

DHUUSANAREEB (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Qaybta 21-aad oo gacan ka helaya dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Guriceel

GURICEEL (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare gaystay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.   Dagaalka oo...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Maxamed Xasan Barrow

MUQDISHO (SMN) - Maareeye ku xigeenkii Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka Maxamed Xasan Barrow ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya...

Kulan deg-deg ah oo ka dhacay xafiiska ra’iisul wasaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo...

Daadad xoogan oo ku rogmaday magaalada Baydhabo + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur galbeed oo uu xalay ka da'ay roob mahiigaan ah oo daadad xooggan dhaliyey...

Maxkamadda ciidamada oo dil iyo xabsi ku xukuntay askar horay dil u gaysatay

MUQDISHO (SMN) - Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo culus oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan duleedka degmada Afgooye...

Kulanka xeer nidaamiyeyaasha Hey’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa si rasmi ah  magaalada Muqdisho uga furay  kulan...

Ciidamada dowladda oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay howlgallo ballaaran...

Sawirro: Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay safiirka Norway ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...