Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka...

Guddoomiye waaxeedyo loo haysto Shabaabnimo oo la maxkamadeeyay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageysatay dacwad ka dhan ah 11 mas'uul oo ka tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W ku xigeenka dalka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka...

Xuska aas aaska Midowga Jamhuuriyada Talyaaniga oo lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 105 sano guuradii ka soo wareegtay aas aaska Midowga...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalkii ka dhacay magaalada Jowhar

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe,...

Jubbaland oo qaylo dhaan kasoo saartay xaaladaha ka jira deegaanadeeda

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud oo la hadlay warbaabinta ayaa ka warbixiyay xaaladda maamulkaasi, gaar...

Cali Guudlaawe oo saxiixay sharciyo iyo degmooyin cusub + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya hirgelinta hannaan ku dhisan sharci iyo xeerar xoojiya awoodda Dowladda ayaa saxiixay...

Wafdi ka socda maamulka Jubbaland oo gaaray gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Wasiir kuxigeeenka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jeemis oo kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah...

Ciidamo kala dhex-galay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Xananbuure + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Ciidamada ammaanka ayaa si buuxda ula wareegay ammaanka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo muddo ay isku hor fadhiyeen Maleyshiyo beeleed...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...