Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Naadiya Maxamed oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park

ST. LOUIS PARK (SMN) - Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis Park ee gobolka Minneasota ayaa Naadiya Maxamed u doortay inay noqoto duqa magaaladaas, iyada oo...

Sawirro: Isku socodka Hobyo iyo Gaalkacyo oo hakad galay + Sababta

GAALKACYO (SMN) - Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo qiyaastii Hobyo kaga beegan 15 km...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Wasiir Xasan Macallin iyo safiirka Ingiriiska?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Michael Nithavrianakis.   Wasiirka...

Hoos u dhac ku yimid Dakhligii Kenya ay ka heli jirtay Shirkadaha bixiya adeegyada...

MUQDISHO, Soomaaliya - Dhakhliga dowladda Kenya ka heli jirtay shirkadaha bixiya adeegga Taleefanka gacanta ayaa hoos u dhacay 20% kadib canshuuro xoogan oo...

DF Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha ka dhashay daadadka ku dhuftay dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo xalay warbaahinta kula hadlay xarunta howlgalada gurmadka deg-degga...

R/W Xamza oo kormeer ku tegay saaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Suggida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo boggaadiyay doorka haweenka ee Nabadda

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka qaataan...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Garoowe + Khasaaraha

GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka...

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo Muqdisho ka furtay shir muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...