Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ahlu Sunna oo ka qayb-qaadaneysa dagaalka Shabaab looga xoreynayo K/Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Iyaddoo uu dalka Ka socdo guluf ka dhan ah Al Shabaab, isla markaana ciidamadda dowladda iyo kuwa deegaanka oo markii ugu...

Ciidan ka qayb qaadanaya dagaalka Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Xinlabi

GAALKACYO (SMN) - Wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasarada Arimaha Gudaha Federalka iyo dib uheshiisinta Galmudug  Cumar Maxamed Diiriye Omar Guureye ayaa magaalada...

Jubbaland oo war kasoo saartay daadad ku dhuftay gobolka Gedo

DOOLOW (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka & maareynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jeemis ayaa ka warbixiyay xaaladda gobolka Gedo, kadib daadad xoogan...

Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaaxi ku taalla agagaarka isgoyska...

Cabdiweli Gaas oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Mudane Cabdiwali Cali (Gaas) oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa ka hadlay xaaladda cakiran...

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo la kulmay howlwadeenada Qunsuliyada Jiddah

RIYAD (SMN) - Danjiraha cusub ee safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Mudane Aweys Xaaji Yuusuf ayaa magaalada Jiddah kula kulmay maamulka...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay Jeneraal Sheegow iyo ciidamadiisa

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku riday Sheegow iyo Maleeshiyadiisa Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah.   Halkan hoose...

DF Somalia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan dagaalka Xamaas iyo Israel

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Xamaas aanu ahayn urur argagixiso, uuna yahay...

Maxay ka wada-hadleen guddoomiye Maxamuud Macallin iyo Cali Jayte?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay u qeybsanaha Madaxweynaha...

R/W Xamza oo culimada ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booriyey culimada Soomaaliyeed in ay hoggaamiyaan dagaalka lagula jiro...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...