Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiye ku xigeenka SoDMA oo la kulmay wafdi ka socda hay’adda REACH

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xarunta dhexe ee SoDMA waxa...

Isimada Puntland oo go’aano culus soo saaray iyo Deni oo ka horyimid

GAROOWE (SMN) - Isimimada dhaqanka Puntland ayaa xalay soo saaray go'aano culus oo ku aadan doorashada maamulkaas oo ay weli isku hayaan xubnaha mucaaradka...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta IMF oo gaaray heshiis cusub

MUQDISHO (SMN) - Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel...

Madaxweyne Laftagareen oo gaaray degmada Qansaxdheere + Sawirro

QANSAXDHEERE (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Degmada Qansaxdheere ee...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya,...

Sheekh Xasan Diirshe iyo Saciid Tahliil oo lagu aasay magaalada Cadaado

CADAADO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa maanta magaaad Cadaado lagu aasay, Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo xalay aano qabiil...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo raashin ka qaybisay magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta 400 oo qoys oo ku nool magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed gaarsiisay...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...

Somaliland oo maanta xukun toogasho ah ku fulisay shan qof

HARGEYSA (SMN) - Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku fuliyay 5 nin oo horay loogu riday xuku dilal ah kuwaas oo...

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda XFS oo kulamo ka wada Koonfur Afrika

JOHANNESBURG (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Isxaaq Maxamuud Mursal oo haatan ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa kulamo xasaasi ah...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...