Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada Danab oo burburiyay saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN) - Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa burburiyay goob ay Al-Shabaab kaga sugnaayeen gobolka Jubbada hoose.   Howlgallada ayaa si gaar ah ugu...

Goobaha ganacsiga Dhuusamareeb oo xiran kadib dilal ka dhacay magaaladaasi

DHUUSAMAREEB (SMN) - Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta kacsan, kadib markii xalay magaaladaasi lagu dilay Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle?

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay shir ay caawa Golaha Wasiirada maamulkaasi  ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Aadan Madoobe oo la kulmay guddiga BFS u qaabilsan baarlamaanka Adduunka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta kulan...

Afar qof oo ku dhintay Fatahaadaha Webiyada Soomaaliya

MUQDISHU - Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 278,000 oo kalena ay saameeyeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaadaha wabiyada...

Guddoomiye Xasan Abshirow oo la kulmay wafdi ka socda dalka Japan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Iskaashiga Caalamiga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo war cusub ka soo saaray dhammeystirka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna...

Ciidamada Jubbaland oo howlgallo culus ka wada duleedka magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Ciidamada daraawiishta Jubbaland ayaa maanta howlgallo culus ka wada duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalladan ayaa daba socda dagaal...

Xiisad dagaal oo saaka ka taagan waqooyiga gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemayo duleedka magaalada Dhuusamareeb oo ay shalay ku...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo soo xiray shirweyne lagu qabtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha Dhiirigelinta Waxsoosaarka dalka, ayaa xusay in Xukuumadda...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...