Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka socda duleedka Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Sida uu ku soo warramaya Wariyaha Shabelle ee magaalada Dhuusamareeb, Cabdifitaax Yuusuf Beereed waxaa haatan dagaal culus oo ka socdaa waqooyiga...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda dalka Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga...

Golaha Amaanka oo Shir muhiim ah ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Bishan October ayaa Golaha Amaanka waxuu yeelan doonaa kulan looga hadli doono xaalada Soomaaliya, amniga, la dagaalanka Al-Shabaab, bini'aadanimada iyo...

Shirweynaha Dhiirrigelinta ee Wax-soo-saarka Dalka oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.   Shirkaan waxaa goobjoog ka...

Hoggaanka Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq ka bilaabay gobollada dhexe ee dalka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Waljamaaca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo maalmahan ku sugnaa caasimada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ayaa...

Duqa magaalada Muqdisho oo kulan la yeeshay dhiggiisa Ankara + Sawirro

ANKARA (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo ku jooga...

R/W Xamza oo shaaciyay ujeed ay Al-Shabaab ka leeyhiin qaraxyada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in duulaankii ay kooxaha Khawaarijta ah ku qaadeen Waxbarashada 29-kii bishii...

Yaa ka dambeeya dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday Shabeelaha Dhexe?

JOWHAR (SMN) - Nabadoon Xasan Kacaan oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeedo HirShabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada makale kasoo cusboonaaday gobolkaasi,...

Cali Guudlaawe oo la kulmay wufuud ka kala socota DF iyo QM + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka...

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada

Dhuusamareeb - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay...

Somali parliament speaker arrives in Arusha for regional, global parliamentary meetings

ARUSHA, Tanzania — Somali Ambassador to Tanzania Ilyaas Ali Hassan has welcomed Speaker of the Federal Parliament's House of the People Abdulkadir Mohamed Nur “Jaamac”...

Baidoa talks focus on political reconciliation and stability in South West Somalia

BAIDOA, Somalia — South West State leader Sheikh Aadan Mohamed Nur Madobe has met former Somali parliament speaker Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman in Baidoa as...