Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo la kulmay odayaasha dhaqanka K/ Galbeed

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa caawa kala hadlay...

Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ayaa isugu imaan doona kulan ku saabsan xaaladda Soomaaliya. Xubnaha la filayo in warbixin kooban ka siiyaan Ergeyga...

Jubbaland oo laga dareemay saan-saanta xaaladda El Niino

KISMAAYO (SMN) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa soo saartay digniin cusub oo la xiriirta roobabka duufaanta iyo dabaylaha wata ee El...

Madaxweyne Deni oo amar culus siiyay saraakiisha amniga Puntland + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo la kulmay saraakiisha ammaanka ee maanulkaasi ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka Garoowe iyo deegaanada kale...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalda Baydhabo + Sawiro

BAYDHABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.   Madaxweynaha waxaa halkaas ku...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay xarunta qaran ee Tubsan

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay howlgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka...

Madaxweynaha Somalia oo qaabilay wasiirka difaaca Kenya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo  Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka  Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqeymaha Israel ee magaalada Gaza

MUQDISHO (SMN) -Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah.   Bayaan kasoo...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Qatar?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar...

Rag qaraxyo usoo waday Muqdisho oo lagu qabtay gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada nabad sugidda Koonfur Galbeed oo howlgallo ka sameeyay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gacanta kusoo dhigay laba nin oo ka tirsan...

WARAR KALE

Somalia, Norway Discuss Economic Growth and Financial Reforms in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somali Finance Minister Bihi Iman Egeh met Norway's ambassador to Somalia, Kenya and Seychelles, Siv Cathrine Moe, and senior embassy officials...

Somalia, Kenya Parliament Speakers Meet in Tanzania to Strengthen Cooperation

ARUSHA, Tanzania — Somalia's Speaker of the House of the People, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, met his Kenyan counterpart, National Assembly Speaker Moses Wetang'ula,...

Somali Human Rights Minister Meets UN Official in Geneva to Strengthen Cooperation

GENEVA, Switzerland — Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, met a senior United Nations human rights official in Geneva...