Rag qaraxyo usoo waday Muqdisho oo lagu qabtay gobolka Shabeelaha Hoose
AFGOOYE (SMN) - Ciidamada nabad sugidda Koonfur Galbeed oo howlgallo ka sameeyay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gacanta kusoo dhigay laba nin oo ka tirsan...
Mareykanka oo $5 milyan dul dhigay mid kamid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab
WASHINGTON (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka, qaybta bixinta abaalmarinta caddaaladda loogu raadinayo dadka ay beegsadaan kooxaha xagjirka ah ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin...
Wasiirka difaaca Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye...
Madaxweynaha JFS oo warqadaha ka guddoomay safiir cusub + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin...
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-galay Ciraaq
BAQDAAD (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga 39-aad...
Shirkii golaha wasiirada uga socday Muqdisho oo la soo xiray + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee...
Sawirro: R/W Xamza oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada...
Sheekh Aadan Madoobe oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka...
Nin dilay Sheekh Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka
COLUMBUS (SMN) - Maxkamad ku taalla magaalada COLUMBUS, ee gobolka Ohio kasoo muuqday John Wesley oo loo heysto dilka Sheekh Mohamed Hassan Adam, oo...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay wadada laamiga ee Via Moscow
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye...















