Shirka golaha wasiirada uga socdo Muqdisho oo galay maalintii labaad
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro...
Ciidamada ammaanka oo howlgallo ka wada deegaanka Ceelasha Biyaha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay xoojiyay howlgallada lagu sugayo amniga oo ay ka wadaan gudaha iyo duleedka...
Taliska Booliska oo faahfaahiyay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Cali Guudlaawe?
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka amniga Dowladda Hirshabeelle.
Shirkaan ayaa looga hadlay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle,...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka golaha cadaaladda Jaamacadda Carabta
BAQDAAD (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha cadaaladda...
Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada...
Sawirro: Madaxweynaha JFS oo la kulmay ciidamada laga soo celiyay dalka Eritrea
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka...
Maxkamad ku taalla Kismaayo oo xukuntay nin dilay hooyadiis
KISMAAYO (SMN) - Maxkamadda Magaalada Kismaayo ayaa saaka shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday 29 bishii 8-aad ee sannadkaan Xasan Cabdullaahi Cabdi...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hay’adaha DF ku adkeeyay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed...
Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaysay magaalada Laascaanood + Sawirro
LAASCAANOOD (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa gargaar bani’aadannimo oo loogu tala galay dadka nugul ee colaaduhu saameeyeen gaarsiisay magaalada...















