WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo...

Beyle” Kabka miisaaniyadda waa furmayaa, wax dhibaato ah kama taagna”

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladaha saaxiibka la ah...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...

Rooble oo lagu bogaadiyey dadaalkii uu ku bixiyay doorashooyinkii dalka

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Waqti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho, iyagoona ku bogaadiyey...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag Kufsi ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay 5 nin oo Kufsi ka...

QM oo shaacisay in ay Soomaaliya ka jirto masiibo ka dhalatay abaarta

MUQDISHO (SMN) - Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo...

Xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ku beegan

MUQDISHO (SMN)  - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas...

Ganacsade Soomaali ah oo burcad hubeysan ay ku dishay Koonfur Afrika

CAPE TOWN (SMN) - Allaha u naxariistee Cali Maxamed Xasan oo ku magac dheeraa (Balaakii) ayaa xalay lagu dilay deegaan ka tirsan magaalada Cape...

Gubadley, Daarusalaam iyo Garasbaaley oo noqday degmooyin buuxa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dikreeto ku soo saaray in Gubadleey, Daarusalaam iyo Garasbaaley loo aqoonsaday degmooyin...

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka markale uu dagaal culus dib uga qarxay duleedka bari ee magaalada...

WARAR KALE

Somali President Returns to Frontlines Against Al-Shabaab

WARGHADHI, Middle Shabelle - Somali President Hassan Sheikh Mohamud returned to the frontlines against Al-Shabaab on Tuesday, meeting with traditional elders and local community...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan furinta hore ee dagaaalka

JOWHAR (SMN) - MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo war kasoo saaray kalluumeysiga sharci darrada ah

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisulwasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inaan cidna laga aqbalayn Kalluumeysi sharci darro ah dowlado badanna lagu dacweeyay jiriifka ay...