Khaliif oo war kasoo saaray xaaladda maxaabiista ay ka qabteen Somaliland
LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo haatan ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, gaar ahaan...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hadlay dagaalkii Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolkaasi.
Barre ayaa...
Axmed Madoobe oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka...
Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay duleedka magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeymo ka fullyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada...
Israel oo qorsheynaysa inay xiriir la yeelato Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Eli Koohen ayaa sheegay in maamulkiisa uu qorsheynayo inuu la yeesho xiriir cusub Soomaaliya, inkastoo mucaaradad kala...
DF oo sheegtay in Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay dagaalkii Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisay weerar iyo dagaal toos ah oo saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka...
Mareykanka oo qiray in shacab lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud
WASHINGTON (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa lagu faah-faahiyay duqeyn...
Faah-faahin ku saabsan dhaqtar aano qabiil loogu dilay magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo ka...
Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday Awdheegle iyo dagaal ka socda
AWDHEEGLE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar toos ah oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen gudaha degmada Awdheegle ee gobolka...
Sawirro: Wafdi ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (AUPSC), oo uu hoggaaminayo Wakiilka Joogtada ah ee Guddi-hoosaadka qaxootiga dalkooda...














