Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta u dhoofay dalka Qatar + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee...
Guuleed oo la kulmay Ergeyga gaar ah ee Norway u jooga Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim...
Duqeymo xoogan oo ka dhacay xadka Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud
JOWHAR (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgallo iyo duqeymo xoogan oo maanta ka dhacay deegaano ka kala tirsan Galmudug iyo...
Daawo: Jawaari oo si adag uga hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa war ka soo saaray dagaalka...
Axmed Madoobe oo la shiray xubnaha mucaaradka Jubbaland + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay siyaasiiyiinta mucaaradka ah ee Jubaland oo horey Madaxweynaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo ka bilaabay degmada Maxaas
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka degay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib mudo bil ah...
Ciidamo xoogan oo kusii qulqulaya aagga dagaalka ee gobolka Sool
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo qaybo badan oo ka mid ah gobolkaasi,...
Madaale oo sheegay in Al-Shabaab loo fududeeyo qaraxyada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka hadlayay xaaladda ammaan ee caasimadda dalka...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo musuq ku soo eedeeyay mas’uuliyiin horleh
MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 7 sarkaal oo ka kala tirsan Hey'adda socdaalka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dagay degmada Maxaas + Sawirro
MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa gaaray degmada...














