Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo maanta ciidamo horleh u dirtay gobolka Galgaduud

CADALE (SMN) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta 1,500 oo askari u dirtay Galmudug, si ay uga qayb-qaataan howlgallada ka socda bariga...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu maanta guddoomiyay Duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka...

Somaliland oo ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog + Ujeedka

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka ka imaanaya Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Somaliland ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay magaalada Oog ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeeray howlaha Canshuuraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku howlan dakhli soo saarka iyo...

Maamulka degmada Xarardheere oo faah-faahiyay duqeyn lagu beegsaday Shabaab

XARARDHEERE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal dhanka cirka ah oo ay Sabtidii ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed...

Sawirro: Wafdi ka baxay magaalada Muqdisho oo gaaray Gedo + Ujeedka

DOOLOW (SMN) - Maareeye Ku xigeenka Hay'adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur  Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda  SoBS oo soo gaartay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan degmada Maxaas + Ujeedka

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta ku sii jeedo degmada Maxaaas ee gobolka Hiiraan, halkaas...

Duqa magaalada Muqdisho oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada ka dhanka ah...

Sawirro: R/W Xamza oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay...

Saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab ee gobolka Mudug oo maanta la burburiyay

GAALKACYO (SMN) - Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaa...

WARAR KALE

Somalia’s Civil Aviation Authority Denies Reports of Aden Adde Airport Closure

MOGADISHU, Somalia — The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) has denied reports circulating on social media claiming that Aden Adde International Airport in Mogadishu...

Hay’adda Duulista Hawada oo Beenisay Wararka Lagu Sheegay in Garoonka Aadan Cadde La Xirayo

Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la...

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...