Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland oo lagu xiray Mandheera
MANDHEERA (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay xabsiga dhigtay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Gurxan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubbaland, kadib markii...
Al-Shabaab oo la sheegay inay hubeeyeen shacabka degmada Ceelbuur
CEELBUUR (SMN) - Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Galmudug, gaar ahaan Ceelbuur ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaas...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi
GAROOWE (SMN) -:Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan Magacaabida Xubnaha Guddiga...
Maxaamuud Macalin oo qaabilay Madaxa Haya’adda Bisha Cas ee Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxmaud Macallin ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya...
Somaliland oo maanta xukun adag ku riday Wariye Bushaaro Baanday
HARGEYSA (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in maanta maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ay hal sano oo xabsi ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub kasoo saaray gulufka ka socda Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in labada degmo ee ka maqan Galmudug ay si kama dambays ah uga...
Ciidamada Gorgor oo maanta howlgal ka sameeyay duleedka Galcad + Sawirro
GALCAD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Gorgor...
Faah-faahino ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ka dhacay Boosaaso
BOOSAASO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo ay saaka rag hubeysan ku qaadeen xarun ganacsi oo ku taalla...
XFS oo faah-faahin ka bixisay gulufka ku wajahan Ceelbuur iyo Galhareeri
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada milatari ee...















