Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada ammaanka maamulka Jubbaland oo fashiliyay weerar qarax ah

KISMAAYO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Nabad-Sugidda Jubbaland ka sameeyeen gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis sameeyay – Akhriso

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Catriona Laing + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona...

Dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la dhagax-dhigay

MUQDISHO (SMN) - Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta...

Shil khasaare geystay oo maanta ka dhacay duleedka degmada Bardaale

BARDAALE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta shil gaari oo geystay khasaare kala duwan uu ka dhacay duleedka degmada...

Faah-faahino ka soo baxaya madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo ay saaka ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC isku weydaarsadeen bariga...

Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay duleedka Kismaayo + Khasaaraha

KISMAAYO (SMN) - Taliyaha Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee ciidamada Danab, Carab Dheeg Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixyay howlgal qorsheysan oo...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Catriona Laing?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Faah-faahin ku saabsan dil xalay ka dhacay magaalada Cadaado

CADAADO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade caan ahaa loogu geystay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.   Marxuumka ayaa waxaa...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Qaabilay Danjiraha Aljeeriya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed...

President Isaias holds talks with Somali President

EGYPT - President Isaias Afwerki met with Mr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, in El Alamein City in the...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay masar

El Alamein, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa magaalada  Alcalameyn ee dalka Masar ku yeeshay kulan looga...