Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu maanta guddoomiyay R/W Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha...

Shir u dhexeeyay dowladda iyo maamul goboleedyada oo la soo gabagabeeyay

MUQDISHO (SMN) - Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay gabar xiriir la leh Daacishta Soomaaliya

NAIROBI (SMN) - Maxkamad ku taal magaalada Nairobi ayaa u ogolaatay ciidamada la dagaalanka argagixisada ee ATPU inay qabtaan shaqaale ka tirsan bankiga si...

Madaale oo dhagax dhigay wado isku xirta Suuq Bacaad iyo Janaraal Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuca dhismaha waddo Laami ah ah isku...

Falcelin xoogan oo ka dhalatay go’aan kasoo baxay dowladda Soomaaliya

CEELBUUR (SMN) - Falcelin xoogan ayaa ka dhalatay digniin kasoo baxday dowladda Soomaaliya oo ku aadan in dadka shacabka ah ay ka fogaadaan deegaanada...

Xiisad culus oo ka dhex taagan maamulka degmada Baraawe + Sababta

BARAAWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta xiisad dhanka maamulka ah ay ka taagan tahay magaallo xeebeedka...

Beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe oo heshiis ku gaaray Burka-dirineed

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa deegaanka Burka Diirimeed kusoo...

Shir muhiim ah oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta muqdisho ka daah-furay shir looga hadlayay arrima la xariiro ceymiska Xoolaha,kaa oo ay...

Ciidamada ammaanka maamulka Jubbaland oo fashiliyay weerar qarax ah

KISMAAYO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Nabad-Sugidda Jubbaland ka sameeyeen gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo maanta magacaabis sameeyay – Akhriso

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee...

WARAR KALE

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jowhar-yareey

Shabeellaha Hoose - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka...

Somali PM Inspects New NISA Forces Trained to Boost Security in Galmudug

BALANBALLE, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre, accompanied by Galmudug President Ahmed Abdi Karie Qoor Qoor and National Intelligence and Security Agency...

Somalia, Algeria Seek Stronger Cooperation on Agriculture and Food Security

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir Maareeye, received Algeria’s ambassador to Somalia on Monday for talks focused on...