Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF oo shaaca ka qaaday in duqeyn lagu dilay 18 ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal iyo duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday qaybo kamid ah...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Safiirka UK ee Somalia?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Aqalka martida kulan kula yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis oo...

Hoos u dhac weyn oo ku yimid qaadka ay Kenya usoo dhoofiso Somalia

NAIROBI (SMN) - Hoos u dhac wayn ayaa ku yimid dhaqaalaha Beeralayda qaadka ee Kenya kadib markii sida la sheegay dowladda Federaalka Soomaaliya siisay...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay degmada Ruun-nirgood

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada huwanta ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada...

Dagaal culus oo ka socda degaaan u dhow magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo haatan ka socda degaanka Basra oo dhaca waddada isku...

Somaliland oo 9 askari looga dilay dagaal ka dhacay buurta Gacan-Libaax

HARGEYSA (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad hubaysan oo shalayt dhexmaray ciidamada booliska ee Somaliland iyo...

Muxuu Madaxweynaha JFS kala hadlay saraakiisha ku sugan Dhuusamareeb?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.   Kulamadan ayaa waxaa intooda...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka geystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dil maanta nin ganacsade ahaa loogu geystay gudaha...

DF Soomaaliya oo cambaareysay carruurtii lagu dilay xadka gobolka Galgaduud

CADAADO (SMN) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Mudane C/Raxmaan Yuusuf Al-Cadaala  oo ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Cadaado ayaa ku ammaanay...

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Jalalaqsi oo la keenay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho keentay Dad Shacab ah oo Al-Shabaab ay qarax kula...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Qaabilay Danjiraha Aljeeriya

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Dr. Maxamed...

President Isaias holds talks with Somali President

EGYPT - President Isaias Afwerki met with Mr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, in El Alamein City in the...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki oo Kulan Muhiim ah Ku Yeeshay masar

El Alamein, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa magaalada  Alcalameyn ee dalka Masar ku yeeshay kulan looga...