Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sheekh Aadan Madoobe oo kormeeray xarumaha guddiyada BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee...

Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo dhageysatay eed loo haysto 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga dacwad loo haysto 36 Eedeysane oo Ajaanib ah ku waa oo hore...

Ganacsatada Qaadka Kenya oo shaaciyay inay caqabad kale soo wajahday

NAIROBI (SMN) - Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa ka cabanaya lacago baad ah oo lagu qasbayo in AY siiyaan shaqsiyaad awood badan oo ugu hanjaba...

Meydadka laba wiil oo laga helay xeebta degmada Xamarweyne

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa meydadka laba wiil oo dhalinyaro ah oo ay manta soo tuftay badda, kuwaas...

Sawirro: Taliyaha ciidanka booliska iyo duqa Muqdisho oo kormeer sameeyay

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale...

Daawo: Nin gowracay wiil uu abti u yahay, dhaawacna u geystay gabar la dhalatay

NAIROBI (SMN) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dhacdo naxtin & la yaab-leh oo ka dhacday xerada Xagardheer oo ka mid ah xeryaha...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay 18 ka tirsanaa Al-Shabaab

GALCAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Danab ka sameeyeen gobolka Galgaduud.   Howlgalkan ayaa...

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay gudoomiyeyaashii hore ee BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii...

DF Soomaaliya oo soo saartay amar ka dhan ah gaadiidka Taargo la’aanta ah

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Bashiir Macalin Cali oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa amar culus...

Sawirro: Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo guddoomiyay kulan aan caadi aheyn

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...