Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada DF oo gacanta ku soo dhigay haweeney dil ka geysatay Gedo

BELEDXAAWO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal culus oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ku soo qabteen haweeney dil argagax...

Maxkamadda CQS oo xukun adag ku riday xubin ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Darjada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yuusuf Duqow Xuseen Dhicisow,...

Qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adda SoDMA oo tababar looga furay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane  Mahamoud Moallim Abdulle ayaa Maanta shaqaale katirsan hay'adda SoDMA u furay Aqoon-is-weydaarsi...

Daawo: Villa Soomaaliya oo shirweyne isugu yeertay madaxdii hore ee dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo warramayaa inuu casuumaad u diray dhammaan madaxdii hore ee dalka soo martay,...

Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub (Aqriso)

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wareegto soo saaray ayaa sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis.   Madaxweynaha ayaa Mudane Xasan...

Dad beeraley ah oo qarax miino lagula eegtay gobolka Hiiraan + Khasaaraha

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay uu gobolkaas ka dhacay qarax miino oo haleelay mooto...

Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro

BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha  Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda horumarinta...

Galmudug oo Al-Shabaab ku eedeysay dagaal beeleedyada ka socda Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Galmudug, Abshir Cabdi Shiiqow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada haatan...

Mareykanka oo faah-faahin ka bixiyay duqeymo uu ka fuliyay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in kadib codsi uga yimid...

Hay’adda SoDMA oo agab waxbarasho ku wareejisay Mu’asasada Imaamu Shaafici

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu'asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...